Hay’adaha ka howlgala deegaanada Jubbaland oo baaq loo jeediyay

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Raas-kanbooni oo ah deegaan Xebeed katirsan Gobolka Jubada hoose ayaa waxa maalmihi la soo dhaafay booqasha u kur galida baahiyaha kajiray deganka ku tagay wafdi uu qeeb ka aha Xildhibaan Cumar Xassan ayaa waxa ay so kormeeren dhaman gobaha adegyada bulshada sida Isbadelka deganka iskuulka gobaha biyaha ay ka caban bulshada Raas-kanbooni iyo meela kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here