Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Culumada kunool deegaanka Mubaarka ee Galbeedka Goobweyn ayaa waxay ka codsadeen Bulshada Soomaaliyeed in laga qeyb qaato dhismaha masajidka deegaanka oo ay baahi weyn u qabaan dadka kunool deegaanka Mubaarak oo dhawaan la hirgaliyey.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.