Maamulka Gobolka Mudug oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay dabkii dhawaan kacay

0
69

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duqa Degmada Galakacyo Cabdirahaman Sheekh Xassan Jamacal Iyo Gudomiye ku xigeenka Gobolka Badal Sheekh Libaan oo ay wahelanayeen qaar ka mid ah waxgaradka Galmudug ayaa waxaa ay ku baqeen in loo gurmado dadkii ay waxyeelada hantiyeed kasoo gaartay dab dhowaan ka kacay kaalin shidaal oo ku taalay magaalada Galkacayo taas oo burbur hantiyeed geeystay.

Abdinoor Samriye warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here