Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar raashin ah gaarsiisay xarunta Dr Xabeeb

0
65
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Mareenta Masiwoyinka Qaranka Somaliyeed ee SoDMA oo ka duuleyso wax kaqabashada iyo garab istaaga bulshada Soomaaliyeed ayaa deeq raashin ah gaarsiisay Xarunta Dr Xabeeb oo lagu daweeyo dadka dhimirka ka xanunsanaya.
Deeqda gargaarka ee la gaarsiiyay Xarunta Dr Xabeeb ayaa iskugu jirta noocyada kala duwan ee raashinka waxaana goobjoog ahaa wareejinta gargaarka Agaasimaha waaxda Gargaarka Hay’adda SoDMA Sahra Cali Yuusuf iyo maamulaha Xarunta Dr Xabeeb.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here