Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay magacaabay Madaxweyne kuxigenka kowad iyo Madaxweyne kuxigenka labad ee Jubbaland kuwaaso kala ah Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud.
Hadaba Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa manta u fariisteen kala fadhiga 1aad fadhisa 4aad kaso si gacan taag ah ay u Ansixiyeen magacabista labada Madaxweyne.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.