Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa waxay dhawaan magaalada Kismaayo ay ku qabtay kulan laga hadlayaay hormarinta baahiyaha Qorsha hawleedka sanad laha iyo qaab -dhismeedka Miisaanayadda Degmada Kismaayo kuwaas oo ka soo qeybgalaasha la furay in ay la yimadaan qorshayaashaal lagu hormarinaayo deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.