Halista cirbadaha lagu daadiyo goobaha qashinka oo laga digay

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cirbadaha iyo dhalooyinka dawada ee la isticmaalay ayaa inta badan lagu arkaa xaafadaha, Farmashiyaasha magaalada Baladweyne ayaa iyagana geeyaan meel aanan ku habooneen gaar ahaan goobaha qashinka lagu daadiyo oo ay caruurta kasoo qaadi karaan taas oo  sababi karta khatar caafimaad oo bulshada saamayn karta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here