Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Horumaro dhanka waxbarshada waxiyna bulshada fahameen muhiimada ay leedahay waxbarsahda waxaana Degmada ku soo baatay Iskuulo badan oo isugu jira maadi iyo diini intaba.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.