Wararka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray Xarunta Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwangelinta Qaranka By Radio Waamo - December 23, 2024 0 10 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwangelinta Qaranka (NIRA) ee magaalada Baydhabo. Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2024/12/warka-gobalada-Madaxweynaha-Maamulka-Koonfur-Galbeed-oo-si-rasmi-ah-xarigga-uga-jaray-Xarunta-Hayadda-Aqoonsiga-iyo-Diiwangelinta-Qaranka-NIRA-1.mp3 Share this:FacebookX