Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo shir muhiim ka daah-furtay Dhusamareb

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah furtay shirka dib u eegista iyo qorshaynta mashaariicda caafimaadka Galmudug waxaana si rasmi ah u daah furay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug dr Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac oo u wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cafimaadka Dr Cabdiwali Maxamad Axmad isagoona socon doona muda laba maalmood ah iyadoona diirada la saari doono hormarada laga gaaray adeeg bixinta Caafimaadka ee sanadki laso dhaafay caqabadaha jira sidii looga gudbi laha iyo buuxinta baahiyaha jira.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here