Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ayaa kala saxiixday heshiis Isfahan iyo wadashaqayn ah oo ku saabsan isku xirka Nidaamka Aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo Nidaamka Maareynta Musiibooyinka iyo gargaarka bani’aadannimo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.