Wararka Kambaniga Duunyo oo qiimo dhimis u sameeyay Xoola dhaqatada By Radio Waamo - December 21, 2024 0 190 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkada dawooyinka ee Duunyo oo kaashaneso Hay’adda Meersikoob ayaa qiimo dhimis balaaran ku sameysay adeegyada kala duwan dawooyinka xoolaha ee ay iibisa Shirkada. Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2024/12/AUD-20241221-WA0001.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X