Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo kaalin muhiim ah kaga jira arimaha horumarinta bulshada sida dib u dhiska dalka iyo kobaca dhaqaalaha, Haweenka degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay doorkooda ku aadan dib u dhiska dalka.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.