Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Deegaanka Buula-Bartire Isaaq Cabdule Hilowle oo ka qeyb galay kulan wacagilin ah oo loo qabtay dadka qaba baahiyaha gaarka ee deegaanka wuxuuna ka hadlay baahiya ay qabaan dadka baahiyaha gaarka qaba ee kunool deegaanka Buula bartire.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.