Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada reer Jubbaland oo loogu baaqay inay ka faa’iidaysan Kheyraadka dabiiciga ah, Agaasimaha Waaxda Kheyraadka dabiiciga ah ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland Maslax Mowliid Maxamed ayaa ka warbixiyay muhiimada ay leedahay in bulshada lagu dhiira galiyo ka faa’iidaysiga Khayraadka dabiiciga ah ee dalkeena.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.