Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo tababar u qabatay shaqaalaha Dowlada hoose Kismaayo

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha Gudaha Fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa xarunta dowlada hoose ee degmada Kismaayo tababar ugu qabatay qaar kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya dowlada hoose.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here