Wararka Haween Nolosha Qoysaskooda ka maareeya dhismaha Guryaha By Radio Waamo - December 18, 2024 0 163 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo qabta shaqooyin adag si ay umareeyaan nolasha qoyskooda isla markaana ay kaalin ka qaataan raadinta nolol maalmeeka qoyska. Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2024/12/juweeriya-warka-degaanka-Haween-nolasha-qoysaskooda-ka-mareeya-dhismaha-guryaha.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X