Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Doowladaha hoose ee Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ee ka daah furtay Madasha Wadatashiga Bulshada kunool Degmada Jowhar ee 5-ta Sana ee soo socota.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.