Hay’ada Maaraaynta Dhulka Jubbaland Oo sheegtay in ay Horumar ka sameeyeen Arrinta Dhulalka

0
366

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xoghayaha Hayada Dulka Jubbaland Xassan Abdullahi Cumar Karatay Ayaa kawarbixiyay sida dadka Dalka ku soo gurya laabtay ayuga faaidaysaan kulalka.

Waxaa una Sheegay in dadka soomaliyed Ee kasoo laabatay xeryaha Qaxootiga Dadaab Ee dalka Kenya Ay Ushaciyeyen guryihii loo dhisay.

Qaar badan oo kamid dadka dalka kusoo gurya noqday ayaa loo sameeyay dib udajin  waxaana Loosharciyeyay guryihii loo dhisay.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here