Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuq insaanka dowlad goboledka Jubbaland ayaa dhawaan soo gababaysay ololaha ka hortaga xad gudubyada Jinsiga kaas oo mudo 16 bari ah socday.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.