Beeraleyda Baladweyne oo bilaabay tacbashada Beeraha

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Waqooyi ee Magaalada Baladweyne Xarunta Gobalka Hiiraan waxaa kuyaala dhul bereedka ugu balaran islamarkana ku haboon tacabka dalagyada kala duwan ee la beerto.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here