Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qiimaha Yaanyada suuqyada magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya hoose udhac Balaaran ka gadaal markii ay si xooga usoo go’day dalaga yanyada isla markaana losoo iib geeyay suqyada magalada baladwayne ee xarunta Gobalka Hiiraan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.