Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Suxufiyiinta Jubbaland ee JaJ ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabtay tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda caruurta iyo doorka warbaahinta ee soo tabinta sheekooyin la xiriira xuquuqda caruurya kaas oo loo qabtay qaar ka mid Wariyaasha ka howlgala warbaahinada kala duwan iyo xubno ka socday Hay’ddaha u qareema xuquuqda Caruurt.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.