Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay shir looga hadlay qiimeynta miisaaniyadda Dowladda

0
75

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay shir loga hadlayay qiimeynta miisaaniyadda Dowladda oo sadaxdii bilaba hal mar la qabto waxiyna loga hadlayay korarka iyo qiimeynta miisaaniyada dowlada, waxaan kulanka ka soo qeybgalay musuliin ka socoday wasarada maaliyada dowlada Federalka Somalia ,xubno ka tirsan ururada dowlada iyo bahada Waxbarshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here