Qoysas ka barakacay fatahaadda wabiga Shabeelle oo gaaray deegaanka Guri-cade

0
58

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka geystay deegaanada waqooyi ee Gobolka Hiiraan ayaa sameyn ku yeeshay qoysas badan kuwaas oo iskugu jira Beeraley iyo xoola dhaqatada ka hayaamay deegaana ay kamid yihiin deegaanka bacaad Qooqane iyo deegana kale kuwaas oo dhamaantoda kamid ah deegaanada waqooyi ee Gobolka Hiiraan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here