Wararka Bulsha deeganka Buurgaabo oo codsaday dhameystirka Ceel biyood qabyo ka ah By Radio Waamo - December 13, 2024 0 116 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buurgaabo oo ah deegaan xeebeed hoostaga degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose ayaa waxa kunool dad u badan Kalluumeysata iyo Xoola dhaqatada. Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2024/12/Warka-Mowliid-Bulsha-deganka-Buurgaabo-oo-codsaday-in-loo-dhamestira-Ceel-biyood-muda-qabya-ka-aha-1.mp3 Share this:FacebookX