Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kaashaneysa Xarunta Cilmibarista ee dadweynaha iyo Caafimaadka Africa iyo Jaamacadda Kabital ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan cilmiyeed kusabsana taxliilinta xogta Cafimaadka Hooyada iyo Dhalanka ee Shanta sano ee soo socota, iyadoona kulanka lagu soo bandhigay baarisyo laga sameeyay xogta caafimaadka hooyada iyo dhalaanka iyadoona diirada lagu saaray sidii kor loogu qaadi lahaa.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.