Kulan looga hadlayay qiimeynta Waxbarashada oo lagu qabtay Kismaayo

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshada hidaha Tacliinta sare ee Dowladda Jubbaland Axmed Faarax Awees ayaa maanta shir Gudoomoyay kulan ku saabsana Wadatashiga qiimeenta Sanadlaha ah ee Waxbarshada Noocyadeeda Kala duwan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here