Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkan ayaa waxaa daah-furay Gudoomiye kuxigeenka degmada ahana Xog-haya Dowladda hoose waxaana goob joog ahaa Agaasimaha Waaxda dib u hishiisiinta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Abdifataax Maxamed.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.