Deeq ka timid boqortooyada Sacuudi Carabiya isla markaana ay usoo Wakiilatay hay,adda tadaamun ayaa Maanta laga soo dajiyay Dekada Weyn Ee Kismaayo waxaan lagu wareejiyay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.