Hay’adda SoDMA, oo la wareegtay Gaadiid nooca gurmadka deg-degga ah

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta waxa ay la wareegtay gaadiid nuuca gurmadka deg-degga ah, kaas oo ka kooban Ambalaas iyo gaari dabdamis ah, waxaana ugu deeqay Bankiga Aduunka isagoo u soo dhexmarsiiyay mashruuca SCRP.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here