Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho ka dhacay

0
352

Muqdisho(Idaacada Waamo)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska ehellada iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey Qaraxii ka dhacay Muqdisho.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here