Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayaay leexsashada macawinada gaar ahaan adeegyada ka hortaga nafaqadarada caruurta.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Dowladda Goboleedka Jubbaland ,xubno ka socoday wasaarada caafimaadka Jubbaland iyo qaar ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Gobleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.