Dhalinyaro ku nool Kismaayo oo door ka qaata Cagaarinta magaalada

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cagaarsan waa Urur ay sanadkii la soo dhaafay ee 2023-kii aas aaseen qaar ka mid ah dhalinayarada wax bartay ee kunool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayagoo u jeedkoodu yahay inay ka qayb qataan hormarka deegaanka ka jira gaar ahaan howlaha nadaafada iyo cagaarinta deegaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here