Maamulka Gobolka Banaadir oo xariga kajaray Wado laga hirgiliyay Degmada Yaaqshiid

0
76
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray waddada Laamiga ee Isgoyska Towfiiq illaa Isgoyska Miisaanka dhuxusha ee Degmada Yaaqshiid, taasi oo dib-u-dhis balaaran lagu sameeyay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here