Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga dafuray furay madasha dhaqancelinta maxaabiista iyo dib-u-soo-celinta bulshada.
Daah-furka Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland iyo musuliinka ka tirsan Mamul Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.