Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Marwada Madaxweynaha dalka Maama Sahra Foundation oo kashaneysa dowladda Shiinaha ayaa gargaar kakoban agabka waxbarashada loogu talagalay iyo rashiin garsisay xarunta barbarinta agoonta Muqdisho ee degmada Cabdicasis iyo xarumaha agonta ee Bondhera iyo Karaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.