Tababar ku saabsan wadahadalada Nabadoon oo lagu qabtay Kismaayo

0
89

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka qabatay Tababar ku saabsan dhexdhexaadinta ku dhisan Wadahadalka nabdoon, oo ay ka qayb galayaan Odayaasha dhaqanka,Haweenka iyo Dhalinyarada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here