Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka barashada xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta kti ee magaalada Kismaayo oo kamid ah xarumaha lagu Barta nocyada kaladuwan ee farsamada gacanta ayaa waxa wax kabarta Arday badan oo iskugu jirta wiilal iyo gabdha kuwaas oo labara nocyada kala duwan ee Farsamada gacanta sida Korontada kunbiyitarka tubistaha xaqanka cilansarka dharkarinta iyo kuwa kale waxaana hada wax kabarta Ardey ab u badan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.