Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Gollis Faraceeda Magaalada Hargeysa ee Soomaliland ayaa qabishay Ardey Sanadkan ku bireysa Jaamacadda kuwaas oo kamid ah ardeyda kaso baxday dugsiyada sare ee Soomaliland.
Ardeyda Jaamacadda Gollis kuberaysa sanadkan ee ogolashaha kahelay ayana tiradoda ay gareysa 1,352 iyagona ufaristay imtaxanka Jaamacadda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.