Dadka degan Xaafadda Calanleey Kismaayo oo baaq loo jeediyay

0
95

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka xafada Calanley ee magaalada Kismaayo oo ka duulaya fulinta amarka dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa bulshada xaafadaasi u sameeyay wacyigilin ku saabsan sidii bulshada uga qeyb qaadan lahaayeen banenta guryaha soo galay wadooyinka.

Gudoomiyaha xaafada Calanley Cusmaan Farax Baando oo la hadlay warbaahinta ayaa dadka xaafada ee degan guryaha soo galay jidadka ugu baaqay in ay baneeyaan isagoona arimahaasi ka hadleyana waxa uyiri.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here