Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Mudane Cumar Cabdullahi Maxamed oo kulan xafiiskisa kula qaatay Gudoomiyayaasha Xaafadaha degmada Kismaayo, Kulanka intiisa abdan waxaa laooga hadlay dar-dar galinta howlaha uyaala maamulka degmada Kismaayo oo xaafadaha ay hormuud uyihiin.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.