Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad Goboleedka Jubbaland Geelle Maxamed Aadan oo Idaacadda Waamo ay kulan kula qaadatay xafiiskiisa ayaa wuxuu bulshada reer Jubbaland ugu baaqay in ay dhulkooda hooyo ay wax kasoo saartaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.