Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay shirka Isku dubaridka iyo isku -xirka Wasaaraddaha shaqo wadaaga la ah Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.