Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle oo kaduleeysa arimaha Dhismaha Golaha Degaanka Degmada Mahadaay ayaa Tawabar ku sabsan Xalinta qilafaadka u furtay qeybaha kala duwan ee bulshada Kunol Degmada Mahadaay.
Kulanka furitanka tababarka ayaana Waxa Kasoo qeeb galay Xubna laga so kala xulay qeybaha kala duwan bulshada Kunol Degmadaasi.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.