Fatahaad ay samaysay lagta dhexmarta xaafaddaha degmada Afmadow oo saamayn ku yeelatay bulshada deegaanka

0
410

Kismaayo(Idaacada Waamo)mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa roobab ay ka da’ayeen guud ahaan gobalada dadka gaar ahaana deeganada jubbalnd hadaba degmada afmadoow ayaa waxaa sameen ku latay lagta dheer oo dhaxmarta magalada dhaxdeeda in ay keento biyo taasoo sababtay in xaafadaha qaar kood ay isku gudbi waayaan iyagoona markaa adeeg sanaya dooman in ay isku gudbaan

hadaba waa kuwan qaar ka mid ah dadka deeegaanka oo ka warbixinaya saameenta ay ku yeelatay iyagona shegay in doon qatar badan leh ay ku raacaan sadax kun oo shilinka soomaliga ah waxaana maamulka ay ka cod sanayaan in xaladaasi loga gar gaaro

R/W,Fartuun Nuur Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here