Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa dib u furtay wado xirnaayd wax ka badan 20 sano taas oo marta Xaafada Guulwade ee Magaalada Kismaayo.
Wadada la furay oo muhiim u ah isku socodka bulshada ayaa la rajaynayaa inay ka mid noqoto wadooyinka laamiga ah ee degmada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.