Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa looga dhawaaqay Urur ay ku midaysan yihiin Dhaqaatiirta ku taqasustay daaweynta cudurada Uur ku jirta waxaa ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan, madaxda Jaamacadaha, Ururada Dhaqaatiirta, Aqoonyahano iyo marti sharaf kale iayadoo lagu soo bandhigay talooyin lagu xoojinayo hormarinta adeegyada caafimaad ee bulshada Soomaaliyeed ay ubaahan yihiin.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.