Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayey xoojinta Wadahadalka Bulshada iyo Dib u Heshiisiinta Dadka Reer Jubbaland.
Kulanka oo ay so qaban qabisay Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa waxa kaso qeyb galay Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Gedo, Gudoomiyaha Arimaha bulshada Degmada Kismaayo iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.