Dowladda Hoose Degmada Baydhabo oo ku baaqday in laga qeyb qaato Ilaalinta Wadooyinka

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Baydhabo ayaa bulshada ugu baaqey ilaalinta Wadooyinka cusub ee lagu sameeyey dib u dhiska iyo dib u dayactika ee ku yaala Magaalda Baydhabo.

Maamulka ayaa sheegey in ilaalinta wadooyinka ay waajib ku tahay qofkasta oo muwaadin ah taasi oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo Gaadiidka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here